Abu Falah ayaa 11 Million oo dollar ku aruuriyey Muddo ku siman 12 Maalmood oo uu Live ku jiray


 Abu Falah ayaa 11 Million oo dollar ku aruuriyey Muddo ku siman 12 Maalmood oo uu Live ku jiray lacagta ayaan guryo loogu dhisi doonaa qoysas gaaraya 110 kun oo qoys oo ku kala nool wadamada islaamka ay dagaalada ragaadiyeen weli Tan oo kale kama dhicin aduunyada waana Score-kii ugu horeeyey ee Taariikhda uu qof sameeyey horey sidan oo kale waxa uu  u aruuriyey lacag gaaraysa hal million, waxaana ceelal iyo guryo loogu dhisay qoysas islaam ah oo kula kala nool qaarada africa iyo Dalalka carbeed.

Abu falah ayaa ku dhashay wadanka kuwayd ayadoo dood ay ka taagantahay wadanka uu udhashay asal ahaan ayadoo dhowr mar la waydiiyey ka gaabsaday inuu si cad u sheego wadanka uu kasoo jeedo, lkn waxaa laysla dhex marayaa inuu soomaali yahay jinsi ahaan.

Yaa gaarsiin doona dadkaas lacagta

Lacagta uu aruuriyey abu Falah ayaa waxaad dadkaas gaarsiin doona hay’ado ay kamid tahay WHO, iyo kuwa kale oo carbeed, oo horey ugaarsiiyey dadkaas.

Abu Falah ayaa ku guulaystay bilada qofkii ugu Live-ka dheeraa aduunka Ee Youtube ama social Media dhinacyadiisa kala duwan Live uga jira Muddo 12 Maalin ah habeen iyo Maalin.

W/Q: Ismail Buule

Post a Comment

0 Comments